Khilaaf u dhaxeeya Duqa Muqdisho iyo Kuxigeenkiisa koobaad oo bannaanka usoo baxay

Waxaa bannaanka usoo baxay khilaaf muddooyinkii dambe u dhaxeeyay guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Madaale iyo guddoomiye kuxigeenka koobaad ee maamulka gobolka ahna kuxigeenka maamulka iyo maaliyadda. Sida aan xogta ku helnay khilaafkan u dhaxeeyay labada masuul ayaa ka dhashay dhinaca maaliyadda, waxaana guddoomiye kuxigeenka maamulka iyo maaliyadda ka biyo diiday bixinta lacago … Continue reading Khilaaf u dhaxeeya Duqa Muqdisho iyo Kuxigeenkiisa koobaad oo bannaanka usoo baxay